Ruuxii kuwan madaafiic ku garaacaymiyaan inkaar (fac-ka-fac) ah qabin ?Riix Halkan
HOOYO MACAAN- Aadaanka MY | 2- Aadaanka XamarCadde- Muxaadarooyinka- Xamdi Kediye Soomaali- Solad , Salaadda- Is Xisaabi intaan..- Calculator- Qibla Direction- Convert Mile to Km- Saacadda Waqtigaaga- Saacadaha Dalalka- Saacadaha Magaalooyinka- Diyaaradaha adduunka- Dhirta Soomaalida- World Population- World Flights- Sarrifka Lacagaha- Da'daada- BoqolleyMiisaanka Gabayga SomalidaMiisaanka Prof. CarraaleQaalinnimada Afka Soomaaliga- Maalintii madoobayd- Xasuuqii Jaziira 17-07-1989Horumarka Beeraha GalmudugDaawo Beeraha GALDOGOB
Dadkan dhawaaqayoo dhulkooda doonayaa haddey u dhidhiyeenallaahayow u dhiib. Waxan la dhuubnahee jirkayga dhaawacaan idiin dhammaynayaadhega ma leedihiin ? Mise dad dhoohanoon dhegeysan waanadoo warkaygu dhaafayoodhufaanan baad tihiin ? Dhurwaaga meerayaa habeenka uu dhacoo dhacaama jiirayaa dhereg ayuu sitaa. Dhurdaha duulayaa dhirtuu daloshadaa malabka uu dhigtuu jiilaalka dheer cunaa.
Dadkan dhawaaqayoo dhulkooda doonayaa haddey u dhidhiyeenallaahayow u dhiib.
Waxan la dhuubnahee jirkayga dhaawacaan idiin dhammaynayaadhega ma leedihiin ?
Mise dad dhoohanoon dhegeysan waanadoo warkaygu dhaafayoodhufaanan baad tihiin ?
Dhurwaaga meerayaa habeenka uu dhacoo dhacaama jiirayaa dhereg ayuu sitaa.
Dhurdaha duulayaa dhirtuu daloshadaa malabka uu dhigtuu jiilaalka dheer cunaa.